Duqii Hore Ee Muqdisho Taabit Cabdi Oo Burundi Qado Sharaf Ugu Sameeyey Xulka 1-Jirada Soomaaliya

0
72

Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir ahaana duqii Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed oo ku sugan dalka Burundi ayaa Maanta waxa uu qado Sharaf u sameeyey Ciyaartoyda xulka 17-jirada dalkeena Soomaaliya.

Taabit oo goobjoog ka noqon doona Ciyaarta Galabta xulka Qaranka Soomaliya ay la leeyihiin dhigooda dalka Tanzania,isaga oo horay u sheegay in dadka Soomaaliyeed laga doonayo in ay taageeraan Ciyaartoyda Soomaaliyeed e tartanka uga qeyb galaya Wadanka Burundi.

Taabita Abdi ayaa Sheegay in uu Galabta Daawan Doono Ciyaarta Kulul,isaga sheegay in uu dhiiragelinayo Ciyaartoyda Xulka 17-jirada,isla markana uu balan qaad uu u sameeyey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here