Thursday, June 21, 2018

Goobta lagu tijaabiyo nukliyeerka Kuuriyada Waqooyi ‘oo la xirayo bisha May’

Goobta lagu tijaabiyo nukliyeerka Kuuriyada Waqooyi ayaa waxaa la xiri doonaa bisha May ee foodda inagu soo haysa, sida uu sheegay sarkaal ka tirsan...

Maraykanka Oo Ku Baaqay In Dalka Iiraan Lagu Soo Rogo Cunaqabatayn Cusub

Mike Pompeo ayaa hadalkaasi ka sheegay dalka Sacuudiga oo uu haatan booqanayo, wuxuuna sheegay inuu Madaxda Sacuudiga kala tashanayo qorshahaasi. Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka oo...

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Iyo Madaxweynaha Jabuuti Oo Kulan Yeeshay

Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee dalka Itoobiya Abiy Axmed oo shalay gelinkii dambe gaaray dalka Jabuuti ayaa waxa uu la kulmay Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil...

Stay connected

0FansLike
1,064FollowersFollow
5,974SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Diyaarad Sida Gargaar Loo Wado Baladweyne Oo Ka Duushay Muqdisho

Diyaaradan oo u kireysan Hay’adda WFP ayaa sida gargaar loogu talo galay Shacabka uu saameeyey fatahaada Wabiga ee Magalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan. Goordhow...

Masar Oo Walaac Xooggan Ka Muujisay Joogitaanka Turkiga Iyo Qatar Ee Gudaha Somalia

Wargeyska Toddobaadlaha ee The Arab Weekly ee ka soo baxa magaalladda London waxa uu qoray Faallo dheet oo looga hadlay Xaalladihii ugu dambeeyey ee...

Lix Ruux Oo Isku Qoys Ah Oo Ku Geeriyooday Fatahaada Wabiga Shabeelle

Fatahaadii uu sameeyey wabiga Shabeelle ayaa saameyn waxa uu ku yeeshay Boqolaal Qoys oo ku noolaa Gudaha Magalada Baladweyne kuwaas oo hadda Magalada banaanka...