Thursday, May 24, 2018

Lix Ruux Oo Isku Qoys Ah Oo Ku Geeriyooday Fatahaada Wabiga Shabeelle

Fatahaadii uu sameeyey wabiga Shabeelle ayaa saameyn waxa uu ku yeeshay Boqolaal Qoys oo ku noolaa Gudaha Magalada Baladweyne kuwaas oo hadda Magalada banaanka...

Duqii Hore Ee Muqdisho Taabit Cabdi Oo Burundi Qado Sharaf Ugu Sameeyey Xulka 1-Jirada...

Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir ahaana duqii Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed oo ku sugan dalka Burundi ayaa Maanta waxa uu qado Sharaf u sameeyey...

Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Oo Beeniyay In Beesha Caalamka U Diideen Doorashadaasi.

Iyadoo maalinta berri ah lagu wado in la qabto doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Guddiga doorashadaasi waxa ay beeniyeen warar la isla dhexmarayay oo...

Kulankii Aqalka sare ee maanta oo looga hadlay fatahaada Beledweyne

Gudoomiyaha golaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa sheegay in maanta diiradda lagu saaray kulankii Xildhibaanada Aqalka Sare u gurmashadda dadka ku dhibaateysan magaalada...

Golaha iskaashiga maamul Goboleedyada oo war ka soo saaray fatahaada Wabiga Beladweyne

Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyadu ayaa dhankooda ka hadlay xaalada adag ee ka dhalatay fatahaad Wabiga shabee ee uu ka sameeyay magaalada Beladweyne taas oo...

Wargeys u gaar ah arrimaha Teknoolojiyada oo la soo saaray

Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada ayaa soo saartay wargeys u gaar ah Wasaaradda oo lagu soo bandhigo waxqabadka Wasaaradda iyo farriimaha ay dooneyso inay...

Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Soomaaliya oo u safraya dalka Burundi

Wafdi uu hogaaminaayo Ra’isal wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamuud Guuleed Khadar ayaa goor dhaw u amba baxay dalka Burundi si uu dhiira gelin...

Wasiirka Maaliyada Soomaaliya oo ka hadlay mideynta canshuurta dalka

Wasiirka wasaaradda maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Wasaaraddiisa ay dadaal badan ku bixinayso sidii...

Sidee u dhacay qaraxii Gaalkacyo ee Saraakiishu ku dhinteen?

Taliyaha ciidammada isku dhafka ee gobolka Mudug ayaa ku dhintay qarax koldhow ka dhacay magaalada Gaalkacyo, Gaashaanle Sare Cabdi Xukun Cabdullaahi Maxamuud (Xoreeye. Sidoo kale...

Kumannaan qof oo ka qaxay colaad ka soo cusboonaatay dalka Myanmar

Kumannaan qof ayaa waxa ay isaga carareen dagaalo soo cusboonaaday oo u dhaxeeya milateriga Myanmar iyo fallaagada qowmiyadda Kachin, kuwaas oo ay dirir ku...

Stay connected

0FansLike
1,064FollowersFollow
5,761SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Diyaarad Sida Gargaar Loo Wado Baladweyne Oo Ka Duushay Muqdisho

Diyaaradan oo u kireysan Hay’adda WFP ayaa sida gargaar loogu talo galay Shacabka uu saameeyey fatahaada Wabiga ee Magalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan. Goordhow...

Masar Oo Walaac Xooggan Ka Muujisay Joogitaanka Turkiga Iyo Qatar Ee Gudaha Somalia

Wargeyska Toddobaadlaha ee The Arab Weekly ee ka soo baxa magaalladda London waxa uu qoray Faallo dheet oo looga hadlay Xaalladihii ugu dambeeyey ee...

Lix Ruux Oo Isku Qoys Ah Oo Ku Geeriyooday Fatahaada Wabiga Shabeelle

Fatahaadii uu sameeyey wabiga Shabeelle ayaa saameyn waxa uu ku yeeshay Boqolaal Qoys oo ku noolaa Gudaha Magalada Baladweyne kuwaas oo hadda Magalada banaanka...