Thursday, May 24, 2018

Hello world!

Welcome to WordPress. This is your first post. Edit or delete it, then start writing!

Golaha iskaashiga maamul Goboleedyada oo war ka soo saaray fatahaada Wabiga Beladweyne

Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyadu ayaa dhankooda ka hadlay xaalada adag ee ka dhalatay fatahaad Wabiga shabee ee uu ka sameeyay magaalada Beladweyne taas oo...

Diyaarad Sida Gargaar Loo Wado Baladweyne Oo Ka Duushay Muqdisho

Diyaaradan oo u kireysan Hay’adda WFP ayaa sida gargaar loogu talo galay Shacabka uu saameeyey fatahaada Wabiga ee Magalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan. Goordhow...

Kulankii Aqalka sare ee maanta oo looga hadlay fatahaada Beledweyne

Gudoomiyaha golaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa sheegay in maanta diiradda lagu saaray kulankii Xildhibaanada Aqalka Sare u gurmashadda dadka ku dhibaateysan magaalada...

Dadka Uu Saameeyey Fatahaada Wabiga Shabeelle Oo Kordhay

Waxaa sii kordhaysa saameynta iyo khasaaraha ka dhashay fatahaado iyo daadad xoogan ee ay sababeen roobabkii ka da’ay qaybo ka mid ah Soomaaliya gaar...

Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Soomaaliya oo u safraya dalka Burundi

Wafdi uu hogaaminaayo Ra’isal wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamuud Guuleed Khadar ayaa goor dhaw u amba baxay dalka Burundi si uu dhiira gelin...

Wafdi Ka Socda Dowladda Oo Ku Wajahan Baladweyne

Xukuumadda Soomaaliya ayaa Sabtidii shalay waxa ay ku dhawaaqday in iyada oo kaashaneysa bulshada qeybaheeda Kala duwan ay ka jawaabayaan dhibaatada fatahaada Wabiga uu...

Masar Oo Walaac Xooggan Ka Muujisay Joogitaanka Turkiga Iyo Qatar Ee Gudaha Somalia

Wargeyska Toddobaadlaha ee The Arab Weekly ee ka soo baxa magaalladda London waxa uu qoray Faallo dheet oo looga hadlay Xaalladihii ugu dambeeyey ee...

Goobta lagu tijaabiyo nukliyeerka Kuuriyada Waqooyi ‘oo la xirayo bisha May’

Goobta lagu tijaabiyo nukliyeerka Kuuriyada Waqooyi ayaa waxaa la xiri doonaa bisha May ee foodda inagu soo haysa, sida uu sheegay sarkaal ka tirsan...

Kumannaan qof oo ka qaxay colaad ka soo cusboonaatay dalka Myanmar

Kumannaan qof ayaa waxa ay isaga carareen dagaalo soo cusboonaaday oo u dhaxeeya milateriga Myanmar iyo fallaagada qowmiyadda Kachin, kuwaas oo ay dirir ku...

Stay connected

0FansLike
1,064FollowersFollow
5,761SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Diyaarad Sida Gargaar Loo Wado Baladweyne Oo Ka Duushay Muqdisho

Diyaaradan oo u kireysan Hay’adda WFP ayaa sida gargaar loogu talo galay Shacabka uu saameeyey fatahaada Wabiga ee Magalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan. Goordhow...

Masar Oo Walaac Xooggan Ka Muujisay Joogitaanka Turkiga Iyo Qatar Ee Gudaha Somalia

Wargeyska Toddobaadlaha ee The Arab Weekly ee ka soo baxa magaalladda London waxa uu qoray Faallo dheet oo looga hadlay Xaalladihii ugu dambeeyey ee...

Lix Ruux Oo Isku Qoys Ah Oo Ku Geeriyooday Fatahaada Wabiga Shabeelle

Fatahaadii uu sameeyey wabiga Shabeelle ayaa saameyn waxa uu ku yeeshay Boqolaal Qoys oo ku noolaa Gudaha Magalada Baladweyne kuwaas oo hadda Magalada banaanka...